Al-Shabaab oo shuruud ku xirtay sii deynta dhaqaatiir u dhalatay dalka Cuba

Al-Shabaab ayaa madax furasho ku dalbaday sii deenta dhaqaatiir u dhashay dalka Cuba kuwaasoo ay bishii tagtay kasoo qafaasheen gudaha dalka Kenya Sida uu daabacay wargayska Kenya kasoo baxa ee Daily Nation. Madaxa furashada ay dagaalamyaasha Al-Shabaab dalbadeen ayaa gaarayso 150 milyan oo shilinka Kenya sida ay sheegeen Ergo goor sii horeysay loo xil saaray … Continue reading Al-Shabaab oo shuruud ku xirtay sii deynta dhaqaatiir u dhalatay dalka Cuba